Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen saldhiga Milatari ee Camp Simba ee dalka…

Wararka ka imaanaya Gobolka Lamu ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab saakay aroor hore weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaadeen xero milataro oo kutaala deegaanka Manda Bay ee Gobolka Lamu. Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah oo lala beegsaday saldhiga, waxaana qaraxyada … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen saldhiga Milatari ee Camp Simba ee dalka…